Wararka

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magaalada Tripoli ee caasimadda Liibiya kula kulmay koox dhallinyarada Soomaaliyeed ah oo go’aansaday inay dalkoodii hooyo ku noqdaan oo isaga laabtaan silica iyo saxariirka ka jira Liibiya iyo halista badda ee sugaysa.

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magaalada Tripoli ee caasimadda Liibiya kula kulmay koox dhallinyarada Soomaaliyeed ah oo go'aansaday inay dalkoodii hooyo ku noqdaan oo isaga laabtaan silica iyo…

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Masar Dr Ashraf Subxi oo sidoo kale ah guddoomiyaha guddiga fulinta Wasiirrada dhallinyarada iyo cayaaraha wadamada Carabta.

Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Masar Dr Ashraf Subxi oo sidoo kale ah…

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayay oo ay ka mid ahaayeen qaar ka mid ah wasiirada dhallinyarada iyo cayaaraha dowlad goboleedyada ayaa ka qayb galay furitaanka shirka cimilada dhallinyarada Afrika oo maantay ka dhacay Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya.

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayay oo ay ka mid ahaayeen qaar ka mid ah wasiirada dhallinyarada iyo cayaaraha dowlad goboleedyada ayaa ka qayb galay furitaanka shirka…