Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa daah furay tababar ay qaadanayaan Agaasime Waaxeedyada iyo Lataliyeyaasha sare ee Wasaaradda
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa daah furay tababar ay qaadanayaan maamulka sare ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS oo isugu jira agaasimeyaasha waaxyaha iyo la-taliyayaasha wasaaradda kaasoo lagu…