Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo ay wehliso Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda xil. Dahabo Suusoow ayaa waxa ay kormeer ku tageen xarunta Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga oo dhisme uu ku socdo.
Kormeerkaan aya ujeedkiisa ahaa sidii loo qiimeyn lahaa halka uu maraayo dhismaha xarunta wasaaradda oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Xasan Sheekh Maxamuud dhagaxdhigay 15kii May 2025.
Dhismaha xarunta wasaaradda oo meel fiican maraayo ayaa la qorsheynayaa in dhammaadka sanadkaan ay ku shaqeyso Wasaaradda.
Scroll to Top