โ€‹Kulankan oo ahaa mid is-barasho iyo xiriir xoojin ah, ayaa diiradda lagu saaray qodobada ugu muhiimsan ee horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed:
-โ€‹Balaarinta Barnaamijyada Muhiimka ah: Dhameystirka Istaraatiijiyadda Dhallinyarada, Nabadda & Amniga.
-โ€‹Xirfad U Sameynta Dhallinyarada: Barnaamijyo shaqo-abuur iyo kobcin xirfadeed loogu tusaaleynayo dhallinyarada.
-โ€‹Dugsiga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda: Xoojinta mashruuca wadajirka ah ee lagu dhisayo hab-fikirka nabadaha iyo dimoqraadiyadda.
โ€‹Md. Christophoros Politis ayaa u mahadceliyay hoggaanka Wasaaradda, isagoo adkeeyay in UNDP ay ka go’an tahay fulinta dhammaan heshiisyada iyo qorsheyaasha awoodsiinta dhallinyarada
Scroll to Top