
Wasiirka Wasaaradda ayaa lakulmaya Gudiga Olombikada Soomaaliya..
Si kor loogu qaado wada shaqaynta xiriirka Soomaaliyeed ee ciyaaraha Olombikada oo uu xiriirka kubbadda cagta xubin ka yahay, wasiirku wuxuu todobaadkii ugu horreeyay la qaatay kulan is-faham ah oo uu la yeeshay madaxda Olombikada iyo xiriirada kala duwan.