Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa casho sharaf sagootin ah u sameeyay xulka qaranka 17-sano jirsaday.

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa casho sharaf sagootin ah u sameeyay xulka qaranka 17-sano jirsaday.

Spread the love

Wasiirka ayaa mudadii uu xafiiska joogay waxa uu ku nuuxnuuxsaday kor u qaadista ciyaaraha iyo dayactirka garoomada.

Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa casho sharaf sagootin ah u sameeyay xulka qaranka 17-sano jirsaday. Wasiirka oo fulinaya ballantii uu qaaday, ayaa u duulay Addis Ababa, si uu u dhiirri-geliyo kooxdayada, wuxuuna ugu dambeyn wasiirku ku wareejiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Guusha koobkani waxay ahayd dhacdadii ciyaaraha ee ugu waynayd ee lagu xasuusto

Wararka