Ra’iisul Wasaaraha  DFS Somali oo furay Shirka dhalinyarada ee amniga iyo nabadeynta dalka

Ra’iisul Wasaaraha DFS Somali oo furay Shirka dhalinyarada ee amniga iyo nabadeynta dalka

Spread the love

Iyadoo laga duulayo doorka dhalinyarada ee amniga iyo nabadeynta dalka ayaa wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa shan shir ku qabatay magaalooyinka Muqdisho, Gaalkacyo iyo Kismaayo, kaasoo looga hadlayay doorka dhalinyarada ay ku leeyihiin nabadda iyo amniga. Munaasabadda ayaa waxaa furay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre.

Wararka