
๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐๐ง๐ช๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐๐๐จ๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ญ๐๐ซ๐ญ๐๐ง ๐ค๐ฎ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐ฎ ๐๐ก๐๐ฑ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐จ๐จ๐ฑ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐, taasoo kusoo idlaatay (๐๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐ ๐-๐ ๐๐๐๐ ๐๐ง).
๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐๐ง๐ช๐๐๐๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ค๐ ๐๐จ๐๐๐จ๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐จ๐จ ๐ฆ๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ค๐ ๐ช๐๐ฒ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐ญ๐๐ซ๐ญ๐๐ง ๐ค๐ฎ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ญ๐ ๐จ๐จ ๐ฎ ๐๐ก๐๐ฑ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐จ๐จ๐ฑ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐, taasoo kusoo idlaatay (๐๐จ๐ซ๐ฌ๐๐๐ ๐-๐ ๐๐๐๐ ๐๐ง). Ciyaartan ayaa ka mid ahayd barnaamijyada lagu maamuusayo ๐๐จ๐๐จ๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐ซ๐ซ๐ข๐ฒ๐๐๐๐, iyadoo ujeeddadeedu ahayd dhiirrigelinta isboortiga iyo xoojinta dareenka waddaniyadda. Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XFS, ๐๐: ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐๐๐ข๐ซ ๐๐๐ฅ๐ข oo goob joog ahaa ciyaarta, ayaa hambalyo u diray kooxda Horseed guusha ay gaartay, sidoo kalena ku ammaanay labada kooxood ciyaarta quruxda badan iyo bandhigga hufan ee ay soo bandhigeen. Wasaaraddu waxay sii wadi doontaa qabanqaabada munaasabadaha kala duwan ee lagu xusayo Toddobaadka Xorriyadda, kuwaas oo isugu jira isboorti, dhaqan iyo wacyigelin, si loo adkeeyo midnimada iyo wadajirka bulshada Soomaaliyeed.
