Wararka

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS, ๐Œ๐. ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ช๐š๐š๐๐ข๐ซ ๐‚๐š๐ฅ๐ข ayaa xarunta Wasaaradda kusoo dhoweeyay Wakiilka cusub ee Hay’adda UNDP u fadhiya Soomaaliya, ๐Œ๐. ๐‚๐ก๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐จ๐ฉ๐ก๐จ๐ซ๐จ๐ฌ ๐๐จ๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐ฌ.

โ€‹Kulankan oo ahaa mid is-barasho iyo xiriir xoojin ah, ayaa diiradda lagu saaray qodobada ugu muhiimsan ee horumarinta dhallinyarada Soomaaliyeed: -โ€‹Balaarinta Barnaamijyada Muhiimka ah: Dhameystirka Istaraatiijiyadda Dhallinyarada, Nabadda & Amniga. -โ€‹Xirfad U Sameynta Dhallinyarada: Barnaamijyo shaqo-abuur iyo kobcin xirfadeed loogu tusaaleynayo dhallinyarada. -โ€‹Dugsiga Nabadda iyo Dimoqraadiyadda: Xoojinta mashruuca wadajirka ah ee lagu dhisayo hab-fikirka nabadaha iyo dimoqraadiyadda. โ€‹Md. Christophoros Politis ayaa u mahadceliyay hoggaanka Wasaaradda, isagoo adkeeyay in UNDP ay ka go’an tahay fulinta dhammaan heshiisyada iyo qorsheyaasha awoodsiinta dhallinyarada