Kulanka Gudiga fulinta jaamacadaha dalka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaraaha oo ka shiray sidii loo qaban lahaa tartanka koobka kubadda cagta ee jaamacadaha dalka bisha ramadaan ee nagu soo aadan.
Kulanka ayaa wuxuu ka dhacay xarunta wasaaradda waxaana kasoo qayb galay Agaasimaha tacliinta sare ee Wasaaradda Waxbarshada iyo tacliinta sare mudane Dr. Ismaciil