Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa kaga qayb-galay magaalada Ribaat ee Boqortooyada Marooko shir looga hadlayay horumarinta dhallinyarada Afrika

Spread the love
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa kaga qayb-galay magaalada Ribaat ee Boqortooyada Marooko shir looga hadlayay horumarinta dhallinyarada Afrika iyo qiimayn lagu samaynayay waxyaabihii ka hirgalay cahdihii dhallinyarada Afrika ee 2006.
Wasiir Mohamed Bare Mohamud oo khudbad ka jeediyay shirweynaha ayaa la wadaagay caqabadah iyo fursadaha dhallinyarada Soomaaliyeed isagoo si gooni ah u dul-ustaagay hawlgalka dib u xoraynta dalka ee meesha wanaagsan maraya iyo fursadah is-dhexgalka iyo nabadaynta leh ee dhallinyarada Soomaaliyeed ay heli doonaan marka uu dhamaado hawlgalka dalka lagu xorayn.
Shirkan waxaa martigelisay wasaaradda dhallinyarada ee Marooko waxaana abaabulka kala qaybgalay dallada dhallinyarada Afrika.
Wararka