Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo gaba-gaboobey Shirweynihii sagaalaad Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed, waxaana ka soo qeybgalay ergooyin matalaaya dhallinyarada Soomaaliyeed ee ka kala yimid dhammaan Gobolada Dalka iyo Wadanka dibadiisa (Ergada Dhalinyarada Puntlad, Koonfurgalbeed, Jubaland, Hirshabeelle, Galmudug, Gobolka Benaadir, Ergada Dhallinyarada Qurbajoogta, Ergada Dhallinyarada Baahiyaha gaarka ah qaba iyo Qaar ka mid ah Ergada Ururada iyo Dalladaha Madaxa bannaan,
shirka waxaana si rasmi ah u daah-furay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamsa Cabdi Barre, waxaana oo xiray…….raisal warsaare ku xigeenka xukuumada federalka somaliya mudane SALAH JAMA