Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed 2023 oo maalintiisa labaad ka soconaayo Magaalada Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed 2023 oo maalintiisa labaad ka soconaayo Magaalada Muqdisho

Spread the love
Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo maalintiisa labaad ka soconaayo Magaalada Muqdisho
Waxaa fursad gaar ah la siiyey Dhallinyarada Baahiyaha gaarka qabo, waxaana loo qabtay Dood u gaar ah, waxaana su’aalo weediiyey dadka ka soo qeybgalay Shirweynaha,
Maalintii labaad waxaa Magaalada Muqdisho ka soconaayo Shirweynaha Qaran ee Dhalinyarada Soomaaliyeed oo sanadkaan 2023 ay ka qeybgalayaan in ka badan 500 oo dhalinyaro oo ka yimid gudaha iyo dibadda, waxaana shalay si rasmi ah u daahfuray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre.
Wararka