Wararka

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Xil. Dahabo Susow Mohamud ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay Tababar aqoon korarsi ah oo loo qabtay 34 garsoore oo dumar ah.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Xil. Dahabo Susow Mohamud ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay Tababar aqoon korarsi ah oo loo qabtay 34 garsoore oo dumar ah. Tababarkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu horumarinayo xirfadda garsoorayaasha haweenka si ay door muuqda uga qaataan horumarka kubadda cagta dalka. Munaasabadda daah-furka tababarkan waxaa goob joog ka ahaa: Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed, Guddoomiye ku xigeennada, Xog-haya guud ee Xiriirka iyo Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka. Ugu dambeyn, Wasiir Dahabo ayaa la dardaarantay garsoorayaasha dumarka ah ee tababarka uu u furmay, sidoo kale waxay Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed uga mahad celisay kaalintooda kaga aaddan horumarinta isboortiga Dalka.

Wararka

The director general of the ministry Mr. Jamal Abdullahi Mohamed along with the director of the planning department of Hamze attended a meeting with the United Nations agencies operating in Somalia and DFS, which was organized by the Ministry of Planning, Investment and Economic Development XFS.

The director general of the ministry Mr. Jamal Abdullahi Mohamed along with the director of the planning department of Hamze attended a meeting with the United Nations agencies operating in Somalia and DFS, which was organized by the Ministry of Planning, Investment and Economic Development XFS. The aim of the meeting which was opened by the deputy prime minister of XFS Mr. Salah Ahmed Jaamac was to prepare the plans of the United Nations agencies for the next 5 years and discussed as the plan of the national change of NTP 9 and the plan of the UN agencies for the coming 5 years. They would be for the same compatriots. The Ministry of Youth and Sport XFS has presented its plans for youth development programs and how they are part of the national change plan by urging the United Nations agencies to give special importance to youth programs and infrastructure for sports development.

Wararka

Ministry of Youth and Sport Celebrates World Youth Skills Day with AI and Digital Skills Webinar on 15th July

The Ministry of Youth and Sport of the Federal Government of Somalia celebrating the International Day of Youth Skills on 15th July commemorated the International Day for Youth Skills (World Youth Skills Day), and organised an important webinar titled “Enhancing AI and Strengthening Digital Skills for the Somali Youth. In the Market of the Jobs” This online education session focuses on equipping Somali youth with modern skills related to artificial intelligence (AI) and digital knowledge, so that they can fully prepare for the changing job market. During the webinar, three experts who have high knowledge and experience in relation to modern technology, they discussed in depth the development opportunities that Somali youth can get from AI and digital, the need for government and private agencies to come together. Support efforts to improve the skills of young people and effective tips to promote modern programs and trainings in Digital. Ministry of Youth and Sport congratulates all Somali youth, encouraging the importance of promoting the work of the youth so that they can be the leader of economic and change in the Somali society.

Wararka

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XJFS waxaa sharaf wayn u ahayd in caawa Xaflada Bixinta Koobka Horyaalka iyo Abaalmarinada ay Wasaaraddu la dabaal dagtay kooxda ku guulaysatay koobka horyaalka Soomaaliya (Kooxda MCC) iyo dhammaan bahda isboortiga ee ku guulaystay abaalmarinada kali kelida ah.

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XJFS waxaa sharaf wayn u ahayd in caawa Xaflada Bixinta Koobka Horyaalka iyo Abaalmarinada ay Wasaaraddu la dabaal dagtay kooxda ku guulaysatay koobka horyaalka Soomaaliya (Kooxda MCC) iyo dhammaan bahda isboortiga ee ku guulaystay abaalmarinada kali kelida ah. Waxaa xaflada ka qayb galay Agaasimaha Waaxda Horumarinta Isboortiga ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga, madaxda sare ee Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo uu ugu horeeyo Guddoomiyaha Xiriirka, Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir, Maamulka Sare ee Bangiga IBS, bahda isboortiga iyo marti sharaf kala duwan. Masuuliyiinta kala duwan ayaa u hambalyeeyay kooxda MCC ee ku guulaystay horyaalka Soomaaliya iyo dhammaan guulaystayaasha kale ee abaalmarinada ku guulaystay.

Wararka

Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo magaalada Amman ee dalka Jordan kaga qeybgalay daah-furka istaraatiijiyadda carbeed ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga ayaa waxa uu kulan la qaatay dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee dalka Jordan.

Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo magaalada Amman ee dalka Jordan kaga qeybgalay daah-furka istaraatiijiyadda carbeed ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga ayaa waxa uu kulan la qaatay dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee dalka Jordan. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal gaar ahaan sidii la isaga kaashan lahaa arrimaha horumarinta dhallinyarada iyo cayaaraha. Wasiirka Dhallinyarada iyo Isboortiga ee dalka Jordan Yazan Shdeifat ayaa ka warbixiyay sida ay sanadkaan Amman u martigelisay dhallinyarada Carabta oo sanadkaan caasimadooda loo doortay dalka Amman. Wasiir Maxamed Cabdulqaadir ayaa dhigiisa kaga mahadceliyay soo dhoweynta quruxda badan oo ay dowladda Jordan u sameesay asaga iyo wafdigiisa iyo sida ay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee dalka Jordan ugu howlantahay awoodsiinta Dhallinyarada Carabta.

Wararka

Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada Amman ee xarunta dalka Jordan si uu kaga qeybgalo daahfurka istaraatiijiyadda carbeed ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga (Arab Strategy for Youth, Peace and Security).

Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada Amman ee xarunta dalka Jordan si uu kaga qeybgalo daahfurka istaraatiijiyadda carbeed ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga (Arab Strategy for Youth, Peace and Security). Wasiirka ayaa ka qeybgalay munaasabadda daahfurka istaraatiijiyadda oo ay kasoo wada qeybgaleen wasiirrada Dhallinyarada iyo Isboortiga ee dalalka Carabta. Magaalada Amman ayaa sidoo kale sanadkaan noqotay caasimadda dhallinyarada Carabta. Wasiirka inta uu joogo magaalada Amman, waxa uu kulamo la qaadan doonaa wasiirrada dhiggiisa ah iyo hey’adaha caalamiga ah si uu warbixin kaga siiyo qorshaha Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga Soomaaliya oo heer gabogabo ah maraayo.

Scroll to Top