Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xil. Maxamed Barre Maxamuud, ayaa kula kulmay Xarunta Wasaaradda wafdi uu hoggaaminaayay Lionel Laurens oo ah Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xil. Maxamed Barre Maxamuud, ayaa kula kulmay Xarunta Wasaaradda wafdi uu hoggaaminaayay Lionel Laurens oo ah Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya.

Spread the love
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xil. Maxamed Barre Maxamuud, ayaa kula kulmay Xarunta Wasaaradda wafdi uu hoggaaminaayay Lionel Laurens oo ah Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii ay Wasaaradda iyo Hay’adda UNDP ee Soomaaliya oo sanado badan taageereysay dhallinyarada Soomaaliyeed ay uga wada tashan lahaayeen iskaashiga dhinacyada horumarinta iyo shaqa abuur ee Dhalinta Soomaaliyeed.
Intii uu kulanka socday waxa ay Wasiir Barre , Agaasimaha Guud Mudane Abdirahim iyo qaar ka mida howladeenada Wasaardda la wadaageen Masuuliyiintii UNDP Siyaasadda Dhallinyarada Qaranka ayadoo wasiirku uu u micneeyey in siyaasadda cusub ay ka kooban tahay toban tiir oo muhiimadda u wada leh Dhalinyarada Soomaaliyeed in la ogaado meelaha laga wada shaqayn karo iyo qaabka la iskaga kaashan karo barnaamijyada horumarineed ee dhalinyarada Soomaaliyeedna ay lagama maramaan tahay.
Wararka