Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya Mudane Salah Ahmed Elgunei.

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya Mudane Salah Ahmed Elgunei.

Spread the love
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya Mudane Salah Ahmed Elgunei.
Kulanka Wasiirka iyo wakiilka Jaamacadda Carabta waxaa goobjoog ahaa agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye iyo Eng Fahad Cali Xasan oo ka mid ah la-taliyayaasha Wasiirka, waxaana looga hadlay sidii mashaariicda horumarinta dhallinyarada la xiriira een awal dalkeenna laga fulin jirin looga faa’iidayn lahaa dhallinyarada Soomaaliyeed.
Wasiirka wasaaradda mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa dhowaan ka soo laabtay magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya oo uu ka dhacay shirkii wasiirrada dhallinyarada iyo cayaaraha ee dalalka Carabta waxaana Kulankan lagu soo qaaday dabagalka mashaariicda horumarinta dhallinyarada iyo garoomada la xiriira ee shirkaas ka soo baxay.
Wararka