News Latest News Wararka Ministry of Youth & Sports presents the 2023–2030 Youth Political Strategy to UN leadership. Youth to be the central pillar in peace, governance, climate action & development. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 20, 2025 Wararka Wararka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Xildhibaan Dahabo Susow Maxamud oo ka qeybgashay shirweynaha 9aad ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga kaas oo lagu doortay hoggaanka sare ee Xiriirka. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 19, 2025 Wararka Wararka Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo ay wehliso Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda xil. Dahabo Suusoow ayaa waxa ay kormeer ku tageen xarunta Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga oo dhisme uu ku socdo. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 19, 2025 Wararka Wararka Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa shir gudoomiyay Shirka Wadatashiga ee Wasiirrada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XJFS, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 18, 2025 Wararka Wararka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XFS oo si weyn u xustay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduunka. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 16, 2025 Wararka Wararka Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa maanta xarunta wasaaradda kula kulmay wafdi ay hoggaamineysay Xoghayaha Guud iyo Madaxa Hey’adda LM international Marwo Josephine Sundqvist. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 16, 2025 Wararka Wararka Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa maanta xarunta wasaaradda kulan kula qaatay Md. George Conway, Ku-xigeenka Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isuduwaha Gargaarka iyo Arrimaha Bani’aadamnimada (UNTMIS), oo uu wehliyo Md. Martti Karttunen, Iskuduwaha Dhallinyarada ee Xafiiska DSRSG/RC/HC. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 13, 2025 Wararka Wararka Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XFS oo Ka Qayb-Galay Xafladda Qori-Tuurka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir 2025 ee Muqdisho ByMohamed Abdi Ali Siyad August 13, 2025 Wararka Wararka Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay madaxa Hey’adda UNFPA ee Somalia Marry Otieno. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 13, 2025 Wararka Wararka Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Xil. Dahabo Susow Mohamud ayaa maanta si rasmi ah u daah furtay Tababar aqoon korarsi ah oo loo qabtay 34 garsoore oo dumar ah. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 13, 2025 Wararka Wararka The director general of the ministry Mr. Jamal Abdullahi Mohamed along with the director of the planning department of Hamze attended a meeting with the United Nations agencies operating in Somalia and DFS, which was organized by the Ministry of Planning, Investment and Economic Development XFS. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 13, 2025 Wararka Wararka Ministry of Youth and Sport Celebrates World Youth Skills Day with AI and Digital Skills Webinar on 15th July ByMohamed Abdi Ali Siyad August 13, 2025 Wararka Wararka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga XJFS waxaa sharaf wayn u ahayd in caawa Xaflada Bixinta Koobka Horyaalka iyo Abaalmarinada ay Wasaaraddu la dabaal dagtay kooxda ku guulaysatay koobka horyaalka Soomaaliya (Kooxda MCC) iyo dhammaan bahda isboortiga ee ku guulaystay abaalmarinada kali kelida ah. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 11, 2025 Wararka Wararka Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo magaalada Amman ee dalka Jordan kaga qeybgalay daah-furka istaraatiijiyadda carbeed ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga ayaa waxa uu kulan la qaatay dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga ee dalka Jordan. ByMohamed Abdi Ali Siyad August 11, 2025 Wararka Wararka Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada Amman ee xarunta dalka Jordan si uu kaga qeybgalo daahfurka istaraatiijiyadda carbeed ee Dhallinyarada, Nabadda iyo Amniga (Arab Strategy for Youth, Peace and Security). ByAbdulkadir Ashara July 9, 2025 Wararka Ciyaaro Tartan kubadda cagta ah oo lagu xusayo Maalmaha Xoriyadda ayaa lagu qabtay Muqdisho Stadium Tartankaan ayaa loo qabtay si loo xuso taariikhda Asbuuca Xornimada Soomaaliya ayadoo lagu soo bandhigay ciyaar kubada cagta ah oo dhexmartay kooxaha Heegan iyo Horseed, ByAbdulkadir Ashara June 27, 2025 Ciyaaro Ciyaaro Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabduqaadir Cali, ayaa maanta si rasmi ah xarunta Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed uga daah-furay tababarkii ugu horreeyay ee loo qabto macallimiinta iyo garsoorayaasha ciyaaraha Xeebaha (Beach Soccer) ee Soomaaliya. ByAbdulkadir Ashara June 18, 2025 Ciyaaro Wararka Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa shir gudoomiyay shirka Guddiga sare ee Mashruuca YOU-ACT (YOU-ACT Project Steering Committee Meeting) oo maanta qabsoomay. ByAbdulkadir Ashara June 13, 2025 Wararka Ciyaaro Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xildhibaan Dahabo Susow Maxamuud, ayaa ka qayb gashay munaasabad lagu furayay garoomo cusub oo laga hirgeliyay xarunta SOS ee degmada Heliwaa. Goobtaan ayaa loogu talagalay in lagu qabto ciyaaraha kala duwan sida kubbadda kolayga (Basketball), kubbadda laliska (Volleyball), Tennis-ka iyo Gym-ka. ByAbdulkadir Ashara June 7, 2025 Ciyaaro Wararka Doorka Soomaaliya ee Awoodsiinta Dhallinyarada Gobolka IGAD ByAbdulkadir Ashara June 5, 2025 Wararka Wararka Kulan muhiimadiisu uu ahaa sidii loo dardargelin lahaa wada shaqeynta u dhaxeysa hay’adaha isboortiga dalka iyo Wasaaradda loona xoojin lahaa taageerada farsamo iyo mida maamul ee xulalka qaranka iyo howlaha horumarinta guud ee isboortiga dalka ayuu Wasiirka Wasaraadda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Maxamed Cabduqaadir Cali la yeeshay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee (GOS) iyo Xirriirada Isboortiga dalka . ByAbdulkadir Ashara June 1, 2025 Wararka Wararka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta caalamka, Samuel Eto’o oo ah Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Cameroon, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha oo booqasho taariikhi ah ku yimid dalka. ByAbdulkadir Ashara May 28, 2025 Wararka Ciyaaro kulankii kubadda cagta kooxaha Somali Legends iyo African Legends ee lagu soo dhaweynayay xiddigaha Afrika, sida Samuel Eto’o, Jay-Jay Okocha, iyo Emmanuel Adebayor ayaa kusoo dhamaatay 8-4 oo ay guushu ku raacday kooxda African Legends. ByAbdulkadir Ashara May 28, 2025 Ciyaaro Wararka Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo uu wehliyo Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa waxa ay garoonka diyaaradaha Adan Adde ku soo dhoweeyeen ciyaartooy Heer Caalami ah ByAbdulkadir Ashara May 27, 2025 Wararka Wararka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb galay xuska maalinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Turkiga oo si heer sare ah loogu qabtay xarunta safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho. ByAbdulkadir Ashara May 26, 2025 Wararka Wararka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS oo qabatay munaasabad weyn oo lagu xusaayay 82 guuradii kasoo wareegatay aasaaska Ururka SYL. ByAbdulkadir Ashara May 26, 2025 Wararka Wararka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS, Guddiga Olimbikada Qaranka Soomaaliyeed iyo Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa manata ku xusay magaalada Muqdisho maalinta caalamiga ah ee isboortiga Horumarinta iyo Nabadda 6 April. ByAbdulkadir Ashara May 24, 2025 Wararka Wararka Wasiir Kuxugeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Xil. Dahabo Suusow Maxamud ayaa Maanta ku qaabishay Xafiiskeeda Mas’uuliyiinta Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubada Cagta iyo Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed, waxaana kulankas looga wada hadlay u diyaar garowga qabashada Tartanka kubada Cagta ee Jaamacadaha. ByAbdulkadir Ashara May 24, 2025 Wararka Wararka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xil. Dahabo Susow Maxamud ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay wafdi uu hoggaaminaayey ku simaha Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mr Ozan Can Gümüş ByAbdulkadir Ashara May 20, 2025 Wararka Wararka Ra”iisul wasaare ku xigeenka XFS Mudane Abdisalaan Cabdi Cali ayaa maanta xillalka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud iyo Wasiirka Cusub Mr Maxamed Cabduqaadir Cali. ByAbdulkadir Ashara May 20, 2025 Wararka Wararka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga oo qabatay munaasabadda maalinta Dhallinyarada xirfadlayaasha ah. Byadmin July 16, 2024 Wararka Wararka Jadwalka Tartanka Kubadda Cagta ee dugsiyada Gobolka Banaadir. Byadmin July 15, 2024 Wararka Wararka Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud ayaa magaalada Tripoli ee caasimadda Liibiya kula kulmay koox dhallinyarada Soomaaliyeed ah oo go’aansaday inay dalkoodii hooyo ku noqdaan oo isaga laabtaan silica iyo saxariirka ka jira Liibiya iyo halista badda ee sugaysa. Byadmin June 2, 2024 Wararka Wararka Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha XFS Mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Masar Dr Ashraf Subxi oo sidoo kale ah guddoomiyaha guddiga fulinta Wasiirrada dhallinyarada iyo cayaaraha wadamada Carabta. Byadmin October 4, 2023 Wararka Wararka Wasiirka Wasaaradda Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa kulan tala galin iyo fikrad aruurin ah la qaatay qaar ka mid ah bahda Ciyaaraha gaar ahaan lafihii hore ama Rugcadaayaashii Isboortiga. Byadmin September 14, 2023 Wararka Wararka Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayay oo ay ka mid ahaayeen qaar ka mid ah wasiirada dhallinyarada iyo cayaaraha dowlad goboleedyada ayaa ka qayb galay furitaanka shirka cimilada dhallinyarada Afrika oo maantay ka dhacay Magaalada Nairobi ee wadanka Kenya. Byadmin September 1, 2023 Wararka Daily NewsletterGet all the top stories from Blogs to keep track. Enter your e-mail Subscribe Recently Posted Ministry of Youth & Sports presents the 2023–2030 Youth Political Strategy to UN leadership. Youth to be the central pillar in peace, governance, climate action & development. August 20, 2025 Wararka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga Xildhibaan Dahabo Susow Maxamud oo ka qeybgashay shirweynaha 9aad ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolayga kaas oo lagu doortay hoggaanka sare ee Xiriirka. August 19, 2025 Wararka Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali oo ay wehliso Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda xil. Dahabo Suusoow ayaa waxa ay kormeer ku tageen xarunta Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga oo dhisme uu ku socdo. August 19, 2025 Wararka Wasiirka Wasaaradda Md. Maxamed Cabdulqaadir Cali ayaa shir gudoomiyay Shirka Wadatashiga ee Wasiirrada Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XJFS, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir. August 18, 2025 Wararka