Hambalyo Xulka Qaranka Soomaaliya oo 75 sano kadib Markii ugu horreysay gaaray wareega labaad ee isreeb-reebka koobka Qaramada Afrika kadib markii ay ka badiyeen xulka wadanka Mauritius.
Sanado badan oo ay ku adkayd inay u gudbaan wareega labaad Ocean Stars ayaa taariikh cusub kusoo daray kubadda cagta Soomaaliya maadama aanan xitaa Xulkeena laga dhalin wax gool ah labo kulan oo isku xiga .
Ka qeybgalka AFCON 2027 ee lagu qaban doono Uganda,Kenya& Tanzania waxaa ka xiga Xulka Soomaaliya isku aadka wareega labaad oo ay la gali doonaan group 3 ama 4 wadan.
Hambalyo Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliyeed
Scroll to Top